Omslag till Ökensagor<br>Sheekoxariirooyinki Saxaaraha (tvåspråkig)

Ökensagor
Sheekoxariirooyinki Saxaaraha (tvåspråkig)
Berättelser från Somalia
Sheekooyin ka yimid dhulka Soomaalida

Oscar Trimbel


Publicerad: 2016

Pris: 150 kr

Genre: Barn & Ungdom

Språk: svenska/somali

Sidantal: 40

Format: 212x300 mm

Utförande: limbunden

ISBN: 978-91-7910-753-6

Beställningsadress:
Författares Bokmaskin
info@bokmaskinen.se
Box 12071
102 22 Stockholm

Telefon: 08-653 58 80, 08-785 03 85



Tvåspråkig svenska/somali

Förr i tiden var det nomaderna i Somalia som berättade sagor för varandra, när de var ute på långa vandringar i öknen. Numera är det de äldre i familjen som berättar sagor, som de själva har hört när de var barn.
 Somalia har förändrats mycket under de senaste 30 åren. Det har varit krig och stor torka i landet. Många av nomaderna har förlorat sin boskap och tvingats flytta till flyktingläger, byar och städer.
 Oscar bodde och arbetade i Somalia under flera Ã¥r.  Han var dÃ¥ projektledare för hantverksindustrier i flyktingläger och hos lokalbefolkningen. Han deltog ocksÃ¥ i Mogadishu konstklubb och mÃ¥lade av flera historiska byggnader i staden.
 När Oscar reste runt i Somalia fick han höra mÃ¥nga berättelser och sagor, 
som han sedan skrev ner och översatte till svenska. Samtidigt dokumenterade 
han somaliernas arbete och vardag, med foto och i målningar.


Buuggan waxa aan u turjumay af Iswiidish, sawiiradana aniga Oscar ah ayaa u sameeyey. Sheekooyinkani waxa ku sheekaysta oo iskaga warrama dadka reer guuraaga ah ee xoolo raacatada ah. Sheekooyinkani waa kuwo la kala dhaxlay oo ay waayeelku uga sheekeeyaan carruurta fiidkii ama habeenkii, kuwaas oo ay iyaguna ka maqleen waalidkood. 
 Soomaaliya aad bay isu beddeshay sannadahan ugu danbeeyey. Waxaana ka dhacay dagaallo iyo abaaro waaweyn. Qoysaskii waxa ay ka qaxeen dhulkoodii markii dagaallo ka dhaceen. Waa la kala lumay oo dhallinyaradii waxa ay noqdeen askar ama dagaalyahanno beeleedyo. Xoolihii dadku  dhaqan jirayna wey yaraadeen.
 Sheekooyinkii weli wey noolyihiin oo meel ay Soomaaliyi joogtaba waa lagaga sheekaystaa marka ay hawl maalmeedku dhammaato. Sheekooyinkaasi markaa waxa ay illowsiiyaan dhibtii la soo maray, waxana ay xusuusiyaan 
xilliyadii barwaaqada iyo raaxada. 
 Oscar waxa uu degenaa oo uu ka shaqeyn jiray Soomaaliya in muddo ah. Waxana uu ahaa hoggaamiye dhanka farshaxanka ah oo joogay xeryihii qaxootiga. Waxa uu ka mid ahaa ururkii farshaxanka ee Muqdisho. Waxana uu sameeyey sawirro badan oo magaalada ah. Muddadii uu Oscar ku noolaa Soomaaliya waxa uu maqlay sheekooyin badan. Intaa kaddibna wuu qoray oo wuxuu u turjumay af Iswiidhish. Intaa waxa uu ku daray sida ay Soomaalidu u shaqeysato iyo farshaxnkooda.


ads